Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Wararka Caalamka"Qaranka Somaliland iyo Madaxweynaha Somalland ba Waanu Difaacaynaa", Siyaasi Geeljire.

“Qaranka Somaliland iyo Madaxweynaha Somalland ba Waanu Difaacaynaa”, Siyaasi Geeljire.

(Khamiis, 13-01-2022)-Xisbiga Waddani ayaa taageero u muujiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland. markii ay soo baxeen hadalada sheegaya in Mudane Muuse Biixi Cabdi tegaayo wadanka Maraykanka bisha maarso ee inagu soo fool leh, waxaa soo baxaaya dad ka soo jeeda koonfurta Soomaaliya oo leh Biixi halgu mudda haraado marka uu maraykanka yimaado.

Dhallinyarada Jamhuuriyadda Somaliland  ee isticmaasha Baraha bulshada ayaa si xooga u difaacayey Qaranimada Somaliland kadib markii wararkani soo baxeen.

Siyaasi Geel Jire oo ka tirsan saraakiisha Xisbiga Waddani ayaa yidhi, “Haddii dhexdayada ay ka jirto buuq siyaasadeed, waxaanu ka midaysanahay qaranimada Somaliland”.

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles