Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Dookha NoloshaQoys Soomaali ah Oo Iska Celiyay Sharciga Dal Yurub Ku Yaala Oo Ay Muddo Dheer Deganaayeen

Qoys Soomaali ah Oo Iska Celiyay Sharciga Dal Yurub Ku Yaala Oo Ay Muddo Dheer Deganaayeen

“Bismillaah: Waxa aannu go’aan rasmi ah ku qaadannay aniga iyo reerkaygu in aanu kasoo guuro Denmark oo aanu degganayn, una soo guurro dhulkii hooyo ee Alle naga beeray.
Sidoo kale waxa aanu go’aan ku qaadannay gabi ahaan sharciyadii aanu haysannay ee waddankan Denmark inaan u celinno oo cancel garayno – waa go’aan adag laakiin waa go’aan sax ah oo aanu u aragno in uu yahay mid khayr badan noo leh qoys ahaan.
Waxa la joogaa xilligii aynu aamini lahayn oo ku noolaan lahayn dhulkeenna – Alle ha inoo barakeeyo.” -Maxamed Cabdi, odayga qoyska.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles