Hargeisa
scattered clouds
26.4 ° C
26.4 °
26.4 °
42 %
2.7kmh
29 %
Thu
26 °
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedSaraakiisha Ciidanka Dabdamiska Hargeysa oo Tobabar Loo Furay.

Saraakiisha Ciidanka Dabdamiska Hargeysa oo Tobabar Loo Furay.

Tababar ku saabsan habka loo sameeyo gargaarka degdega ah ( First Aid ) ayaa maanta ay qaateen saraakiisha ciidanka Dab-demiska Somaliland, waxaa tababakan bixinayay mac-hadka tababarada caafimaadka ee Hargeisa Nursing School, waxaanuu ka qabsoomay taliska guud ee ciidanka Dab-demiska Somaliland.
Taliyaha ciidanka Dab-demiska Somaliland sareeye guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili, Agaasimaha machadka Hargeisa nursing school ayaa tababarkaa furay waxaana goobjoog ahaa macalimiinta tababarkan bixinayay iyo xubno ka mida ardayda machadka.
Tababarkan ayaa socon doona muddo laba cisho ah waxaana ciidanku ku baran doonaan habka loo sameeyo gargaarka degdega ah, maadaama oo markasta ciidamadu la kulmaan xaalado u baahan gargaar degdeg ah.
@Warbaahinta Ciidanka Dab-Demiska Somaliland.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles