Hargeisa
scattered clouds
26.4 ° C
26.4 °
26.4 °
42 %
2.7kmh
29 %
Thu
26 °
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
GanacsigaShirkadaha Waaweyn ee Isgaadhsiinta oo Hashiis Muhiim ah oo Khadka Laysku Wada Furayo Gaarey

Shirkadaha Waaweyn ee Isgaadhsiinta oo Hashiis Muhiim ah oo Khadka Laysku Wada Furayo Gaarey

Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Somaliland, ayaa soo gaba gabaysay heshiis layskugu furayo khadadka telefoonada labada shirkadood ee ugu waa wayn dhinaca telefoonada iyo isgaadhsiinta, ee Telesom iyo Somtel.

Heshiiska ayaa marka la hirgaliyo waxa uu sahli doona, in qofka haysta kaadhka Somtel uu wici karo qof haysta Telesom, halka qofka haysta kaadhka Telesom na uu awoodi doono in uu waco qofka haysta Kaadhaka Somtel.

Xukuumada Somaliland ayaa ku howlan qorsheyaal ay wax kaga dhaxaysiinayso shirkadaha kala duwan ee is gaadhsiinta, waxaana sidookale maalmo ka hor lagu heshiiyay in la sameeyo khad Internet ah oo ka dhaxayn doona Shirkadaha Somtel, Telesom, Somcable iyo xukuumada oo saami ku yeelanaysa.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles