Hargeisa
scattered clouds
26.4 ° C
26.4 °
26.4 °
42 %
2.7kmh
29 %
Thu
26 °
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Uncategorized Suxufiyad Taageertay Cabdirisaaq Khaliif Oo Wasaarada Warfaafinta Laga Eryay.

 Suxufiyad Taageertay Cabdirisaaq Khaliif Oo Wasaarada Warfaafinta Laga Eryay.

Axad, (Hargeysa 19-12-2021) Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo wacyigalinta Jamhuuriyadda Somaliland ayaa laga eryay wariye Nimco Shirdoon oo ka tirsanayd shaqaalaha Tv-ga Qaranka.
Warqada Eriska ee wariye Nimco Shirdoon ayay wasaaradu u gudbisay haayada shaqaalaha dawlada .
Inta badan masuuliyiinta hay’adaha dawladda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaqaalahooda ka caydhiya shaqada ay u hayaan Qaranka marka ay ku tallaabsadaan arrin siyaasadeed, ama ay u kale xagliyaan Xisbiyada Qaranka oo ay taageeraan Xisbiyada mucaaridka.
Wararka ayaa sheegaya in sababta looga eriyey ay tahay kadib markii lagu eedeeyey in ay barteeda gaarka ah ee Facebook ay ku taageertay gudoomiyaha golaha wakiilada Cabdirisaaq Khaliif Axmed iyo madaxda xisbiga WADDANI.
ugu danbayntii, waxaa ka mamnuuca shaqaalada dawladda Jamhuuriyadda Somaliland in ay dhaliilaan masuul dawladeed, in ay  Qaranka wax sumacaddiisa yeela ku dhaliilaan iyo in ay siyaasadda galaan oo ay xisbiyada Qaranka kale taageeraan una ololeeyaan.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles