Hargeisa
scattered clouds
19.7 ° C
19.7 °
19.7 °
87 %
3.6kmh
45 %
Thu
27 °
Fri
28 °
Sat
29 °
Sun
28 °
Mon
25 °
spot_img
Wednesday, October 14, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
SomalilandUrur Siyaasadeed Cusub oo Lagu Dhawaaqay

Urur Siyaasadeed Cusub oo Lagu Dhawaaqay

Urur magacasiisa la yiraahdo Ururka Shacabka Somaliland ayaa lagaga dhawaaqay magaalada Hargeysa. Ururkaas cusub oo ay ka dhex muuqdaan rag iyo dumar siyaasadda Somaliland muddo ku dhex jiray, aqoonyahanno & qaar kaloo ka mid ah haldoorka bulshada. Ururkan waxa uu noqonayaa ururkii ugu horeeyey ee lagaga dhawaaqo saaxadda siyaasadda tan iyo intii lagu dhawaaqay diiwaan gelinta ururada.

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles