Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedWasaaradda Deegaanka Jamhuuriyadda Somaliland iyo Hay'adda UNhabitat Maxay ka Wada Hadleen?

Wasaaradda Deegaanka Jamhuuriyadda Somaliland iyo Hay’adda UNhabitat Maxay ka Wada Hadleen?

Wasiirka Deegaanka Marwo Shugri Ismail oo ay wahelinayaan Agaasimaha Guud ee Wasaarada Mudane Abdikariin Aadan iyo Agaasimaha Waaxda Fayo-dhowrka Deegaanka Magaalooyinka Maxamed Y. Abdirahman, ayaa Kulan la yeeshay Madaxda Hay’adda UNHabitat.
Kulanka waxa lagaga wadahadley in Wasaarada iyo Hay’adu ka wada-shaqeeyaan Dhinacyada Siyaasadaha iyo Xeerarka La xidhiidha Maareynta Qashinka, Xirfad dhisida masuuliyiinta ku shaqada leh arimahaasi iyo qodobo kale oo si guud u taabanaya Fayo-dhowrka Deegaanka Magaalooyinka Dalka.
Waxa la isla gartey in la yeesho xidhiidh joogto ah oo la unko wada-shaqeyn u dhaxeysa labada dhinac, si la iskaga kaashado arimaha la xidhiidha ilaalinta deegaanka.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles