Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
UncategorizedArrin Taariikhi ah oo Guddoomiye Cirro u Horseeday Siyaasadda Geeska Africa

Arrin Taariikhi ah oo Guddoomiye Cirro u Horseeday Siyaasadda Geeska Africa

Shir soo dhoweyn ah oo loo sameeyey qurba joogta Xisbiga WADDANI ayuu ka hadlay Guddoomiyaha Xisbigu Mudane Cabdiraxmaa Maxamed Cabdillaahi Cirro. Waxaanu ka hadlay arrimo dhawra. Arrimaha ugu muhiimsan ee guddoomihu ka hadlaayey waxa ay ahayd wareejinta hoggaanka xisbiga iyadoo loo badinaayo in xisbiga uu guddoomiyihiisa la wareego mudane Xirsi Xaaji Xasan.

Waxaa muuqata in shacbigu u oomanyihiin is-bedel ayuu yidhi guddoomiyaha xisbiga waddani oo ka hadlaayey madal kulmisay qurba joogta taageerta Xisbiga WADDANI.

Guddoomiyaha Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi  ayaa madasha ka sheegay in jagada guddoomiyenimada lagu tartami doono. Isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi, “Tani waxay muujinaysaa in xisbiga aanay cidi lahayn, waxay muujinaysaa in fursad la siiyo dhallinyarada iyo dadka kale ee xisbiga ku jira ee hanka leh”.

Ugu dabayntii, Xisbiga WADDANI ayaa qabsan doona shirweynihiisa Bishan aan ku jirno badhtankeeda iyada oo lagu dooran doono musharraxa madaxweyne ee doorashada inagu soo foolka leh, guddoomiyaha xisbiga, iyo xoghayaha guud.

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles