Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Friday, September 25, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
Wararka Caalamka"Wixii Sharci Darro ah Diida , Xukuumadda Fadhiidka ah Diida , Fartiina Dib Haw Edina", Guddoomiye Xirsi X Cali

“Wixii Sharci Darro ah Diida , Xukuumadda Fadhiidka ah Diida , Fartiina Dib Haw Edina”, Guddoomiye Xirsi X Cali

Guddoomiya Xisbiga Waddani oo saaka lagu soo dhoweeyey Magaalada burco ayaa khudbad u jeediyey jamaahiirta reer burco ee soo dhoweyey. guddoomiyaha waxaa socdaalkan ku wehelinaayey musharrax madaxweyne Dr. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Cirro iyo xubno kale oo ka tirsan xibiga waddani.

guddoomiye Xirsi oo khudbad ka jeediyey goobta lagu soo dhoweeyey waxaa hadaladiisii ka mid ahaa, ” Waxaan leeyahay Muuse dhuumasho dhabarku muuqdaa dhuumasho maaha , wixii sharci darro ah diida , xukuumadda fadhiidka ah diida , fartiina dib haw eedina “.

 

- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles