Hargeisa
broken clouds
24.6 ° C
24.6 °
24.6 °
54 %
7kmh
61 %
Fri
33 °
Sat
31 °
Sun
32 °
Mon
33 °
Tue
28 °
spot_img
Thursday, September 24, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...
OpinionXildhibaan Barkhad Jaamac Batuun ayaa Bulshada ugu Baaqay in ay Taageeraan Mayaar Cabdikariim.

Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun ayaa Bulshada ugu Baaqay in ay Taageeraan Mayaar Cabdikariim.

Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo kamid ah xildhibaanada Golaha Wakiilada ayaa Maanta bariisa facebook ku qoray sidan:
“Haddii aynu rabno Caasimad la cayna caasimadaha caalamka aynu cududeena iyo caqligeenaba la garab istaagno Mas’uuliyiintan oo runti wada hawlo horumarineed oo sal u ah Hargeysada quruxda badan’e aynu rabno.
Waxa aan ka codsanaya Shacabka Sharafta badan ee ku dhaqan Caasimadda in ay Hargeysa ula qurxiyaan Saddexdan Mas’uul sidii ay Dooxa ula qurxiyeen, Aniguna waxa aan kow ka ahay dadka u diyaarka ah in ay ka qeyb qaataan qurxinta Caasimadda. Maayir Mooge waxaad timid goor habboon.
- Advertisement -spot_img

Latest Articles

- Advertisement -spot_img

Check out other tags:

Most Popular Articles