Hargeisa
scattered clouds
32.6 ° C
32.6 °
32.6 °
19 %
1.9kmh
26 %
Sat
32 °
Sun
33 °
Mon
33 °
Tue
32 °
Wed
31 °
spot_img
Saturday, September 26, 2026

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities...

Eritrea Expands Solar Energy Program to Improve Rural Livelihoods

Asmara: Eritrea has launched a new program to expand solar energy access in rural communities that remain disconnected from the national power grid. The Ministry of Energy and Mines announced that the first phase will provide solar systems to villages in the Gash-Barka and Northern Red Sea regions. The project aims to bring reliable electricity to households, schools, and rural...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities on its...

Kenya Boosts Military Presence Along Somali Border to Counter Al-Shabaab Threats

The Kenyan government has announced an increase in military...

Is not it a DOUBLE STANDARD ?

GEESKA AFRIKA | HORN OF AFRICA

Sudan’s Ongoing Conflict Triggers New Wave of Refugees in Horn of Africa

The ongoing conflict in Sudan continues to fuel a humanitarian crisis, with thousands of civilians fleeing into neighboring countries in the Horn of Africa. Refugee camps in Ethiopia, South Sudan, and Chad are reporting a sharp increase in arrivals, stretching already limited resources. Families escaping the violence describe harrowing journeys, often walking for days without food or water. Aid groups warn that without urgent support, conditions in refugee camps could deteriorate rapidly. The crisis is...

Eritrea Opens New Port Facilities in Bid to Expand Regional Trade

Eritrea has officially launched new port facilities on its Red Sea coast, aiming to transform itself into a key trade hub in the Horn of Africa. The upgraded infrastructure includes modern cargo terminals...

Kenya Boosts Military Presence Along Somali Border to Counter Al-Shabaab Threats

The Kenyan government has announced an increase in military deployments along its border with Somalia in response to a surge in Al-Shabaab activity. Over the past month, several deadly attacks targeting civilians and...

Drought Crisis Deepens in Somalia as Aid Agencies Call for Urgent Action

Somalia is facing one of its most severe droughts in recent history, with millions of people at risk of famine. According to the United Nations, several consecutive failed rainy seasons have left farmlands...

Ethiopia and Somalia Strengthen Diplomatic Ties Amid Regional Challenges

In a significant diplomatic development, Ethiopia and Somalia have announced new initiatives aimed at improving bilateral relations. The leaders of both nations held high-level talks in Addis Ababa this week, with discussions centered...

Why 2022 Elections Are Important for Africa, Countries like Somaliland

Six countries will be holding both elections. Needless to say, the election calendar this year will be busy. 2022 is gearing up to be a...

Check out other categories:

Dowladda Hoose ee Hargeysa oo bilowday inay qabqabato xoolaha loo yaqaano ‘ SUUQ BOOB’

Dowladda hoose ee Hargeysa ayaa bilowday inay qabqabato xoolaha dhex meereysanaya magaalada Hargeysa si loo ilaaliyo bilicsamida caasimadda. Waxayna ku wareejineysaa xoolahaas laga soo qabqabtay magaalada ciidinka ilaalada nabadgelyada degaanka Jamhuuriyadda Somaliland(booliska). https://youtu.be/jr2cMV1Bydw

Duqa Caasimadda oo Sharciyo Cusub oo Bilacda Magaalada ah soo jeediyey

Mudane CKriim Axmed Mooge, Guddoomiyaha Caasimadda Hargeysa waxuu u sheegay qaar ka mid ah ganacsatada magaalada in cid weliba qashinka iska qaado. "meherad weliba waxay masuul ka tahay qashinka meheraddiisa sidii uu u geyn...

Duqa Caasimadda oo Sharciyo Cusub oo Bilacda Magaalada ah soo jeediyey

Mudane CKriim Axmed Mooge, Guddoomiyaha Caasimadda Hargeysa waxuu u sheegay qaar ka mid ah ganacsatada magaalada in cid weliba qashinka iska qaado. "meherad weliba waxay masuul ka tahay qashinka meheraddiisa sidii uu u geyn lahaa meeshii loogu...

Dadka Degan Xaafadda Daami oo Isugu Soo Baxay si ay u Taageeraan Qaddiyada Aqoonsi Raadiska Jamhuuriyadda Somaliland.

Dadweynaha ku nool xaafada Daami ee degmada Gacan libaax ee magaaladda Hargeysa ayaa isu soo bax balaadhan ku muujiyay taageeradooda Doodii baarlamaanka Ingiriiska ee Qadiyada Madax banaanida Somaliland. Sidii Gavin Williamson uu qaddiyadda aqoonsiga Somaliland uu u horkeenay...
00:01:14

Dowladda Hoose oo isticmaali doonta xirfadaha sare (Technology) si ay u habeyso qorsheynta caasimadda

Duqa magaalada Hargeysa Mudane Cabdi kariim Maxamed Mooge ayaa soo bandhigay farsamooyin cusub oo ay isticmaali doonaan mustaqbalka dhow si ay magaalada ugu dejiyaan qaabeyn (Map) cusub . . . https://youtu.be/xnKqpClR-_E

INTERNATIONAL TRADE EXPO

MOFA launches Taiwan Expo in Somaliland, East Africa business matchmaking program

TAIPEI (Taiwan News) — Organized jointly by the Ministry of Foreign Affairs (MOFA), Taiwan External Trade Development Council (TAITRA), and the Importers and Exporters...

POLITICS | HORN OF AFRICA

PROTECT OUR WILDLIFE

- Advertisement -spot_img

OPINIONS

- A word from our sponsors -

spot_img

hargeysatv.com | Hargeysa Television

Africa’s Biggest Airport Planned For 2029

Ethiopian Airlines, Africa's largest carrier, has announced ambitious plans to construct Africa's biggest airport by 2029. This new mega airport, located near the town of Bishoftu, approximately 40 kilometers (almost 25 miles) from the capital...

Shirkadaha Waaweyn ee Isgaadhsiinta oo Hashiis Muhiim ah oo Khadka Laysku Wada Furayo Gaarey

Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Somaliland, ayaa soo gaba gabaysay heshiis layskugu furayo khadadka telefoonada labada shirkadood ee ugu waa wayn dhinaca telefoonada iyo isgaadhsiinta, ee Telesom iyo Somtel. Heshiiska ayaa marka la hirgaliyo waxa uu...

New Railway to Connect Ethiopia with Assab, Berbera, Lamu Ports

New studies are being conducted by the Ethiopian Railway Corporation (ERC) to examine the viability of establishing railway networks connecting Ethiopia to the ports of Berbera, Lamu,...

A New Dawn for Somaliland Telecom Sector? Or Is it?

The Telecom sector in Somaliland has long been hailed as a success story in Africa from its modest beginning to becoming a very diverse and competitive marketplace...

BBC pull documentary on young refugee Hanad Hassan who claims he turned £37 into £5.9m

A BBC documentary focusing on a young refugee who claims he turned £37 into £5.9million through crypto coin has been pulled from the schedule. The 30 minute programme...

Somaliland pitches ‘huge’ oil and gas potential during Taiwan trip

Somaliland has "huge" investment potential in untapped oil and gas reserves, the foreign minister of Somalia's breakaway region told Taiwan President Tsai Ing-wen on Wednesday, pitching investment...

GUUXA DADWEYNAHA

- Advertisement -spot_img

Somalilanders in WorldNews

Barnaamijka aad ku jaajuusi karto qofka lamaanahaaga ah ama aad is qabtaan

Amy waxay sheegtay inay arrintu ay ka billaabatay markii ay dareentay in seygeeda uu u muuqday inuu ogyahay dhammaan waxyaabaha sirteeda ah. “Wuxuu awood u lahaa inuu arko wadasheekeysiga aan dadka kale la yeesho oo...

Carruurta Marka ay yaryihiin waa in Masuuliyadda La Baraaa.

Waa wiil 10 jir ah, isaga oo aad u ooyaya ayuu u yimid maammulaha iskuulka oo ah saaxiibkey Cumar Warsame Cade wuxuu weyddiiyay: maxaa kugu dhacay? isaga oo ka sugaya in uu sheego nabarro...

Maxaad ka Taqaanaa Kiniinka Asprin?.

Aadamuhu waxa uu yaqaanay xilliyo hore in Kiniinka Asprin uu yareeyo kaarka iyo xummaada, garaaca wadnahana  hoos ayuu u dhigaa. Waxaa la helay faa’iidooyin...

Caafimaadka Afka iyo Ilkaha iyo Xogo Ku saabsan.

Jirrooyinka ilkaha ku dhaca, ee aadamuhu ka caban jireen waxay soo jireen muddo dheer. Xanuunada ilkaha cirridka iyo afku waxay ahaayen dhibaato weyn oo...

Cilmi Baadhis: Qofka oo Lugeeya, Caafimaadkiisa Maxay ka Tartaa?

Jimicsigu keliya maaha in uu caafimaadka qofka kor-u-qaado, cilmi baadhis baa caddaysay in  qofka oo dhawr jeer todobaadkii lugeyaa ay hoos u dhigto halista...

Dhakhtar Somali ah Oo Ka Mid Ah Culimada Sayniska Ee Ku Hawlan Soo saarista Dawada Kansarka.

Khubarada caafimaadka ayaa muddo dheer ku howlan sidii ay daawo ugu heli lahaayeen cudurka halista ah ee kansarka, kaasoo noocyo badan leh, caalamkana saameyn...

HALDOOR | AFRICAN PIONEERS

- Advertisement -spot_img

- A word from our sponsors -

spot_img

WARARKII UGU DAMBEEYEY | Qaranka & Caalamka . . .

“Somaliland Wax Taageero ah Uma Muujin Dawladda Federalka Itoobiya” Wasiirka Arrimaha Dibadda JSL

Mdaxweynaha DDSI Mustafe Muxumed Cagjar ayaa todobaadkii hore booqasho ku yimid Magaalada Hargeysa isaga oo la kulmay Madaxweyne Biixi, waxa rasmiga ah ee ay...

Dad Sameeya Lacagta Madaw oo ay Qabteeen Ciidanka Socdaalka iyo Ilaalada Xeebaha JSL.

Taliyaha Ciidanka Socdaalka iyo ilaalada Xuduudaha Jamhuuriyadda Somalialnd  Maxamed Cisman Caalin waxa uu yidhi, “Saddexaas nin waa saddex nin oo eedaysanayaal ah, oo ajaanib...

Xog Muhiim ah: Sicir Bararka Dhabta ah ee Maciishadda Magaalada Hargeysa.

Magaalada Hargeysa waxaa laga dareemaya korodh ku yimi maciishadda. Waxaanay saamaysay dadkii danyarta ahaa ee nolosha hoose ku noolaa. Waxaana meel adag maraysa nolosha...
00:07:06

120 Sanno jir Subax Walba u soo Kalaha Hagaajinta Waddooyinka.

Waxaa magaaalda Hargeysa mucjiso ku noqotay oday waayeela oo 120 sano jir ah haddana haaya hawl adag oo ah hagaajinta waddooyinka. Waxa uu dayac...
00:04:59

Halkay ku Danbaysay Waddada Afarta Haad ee Madaxtooyadu dhisaysay?

Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Cali Bile ayaa hore u dhagax dhigay waddo uu ku sheegay in ay tahay afar haad, dhexmarina...

Wasaaradda Deegaanka Jamhuuriyadda Somaliland iyo Hay’adda UNhabitat Maxay ka Wada Hadleen?

Wasiirka Deegaanka Marwo Shugri Ismail oo ay wahelinayaan Agaasimaha Guud ee Wasaarada Mudane Abdikariin Aadan iyo Agaasimaha Waaxda Fayo-dhowrka Deegaanka Magaalooyinka Maxamed Y. Abdirahman,...

Deg deg: Qaar Ka Mid ah Roodhiilayaasha Magaalada Hargeysa ayaa Xabsiga loo Taxaabay.

Sida wararka ay ku helayso Hargeysa Herald waxaa xabsiga loo taxaabay qaar kamid ah roodhiilayaasha magaalada Hargeysa. Waxaa xalay saqdii dhexe  soo galay Baraha bulshada...

Wasiir Sheegay in Xukuumaddu Isku Guurinayso Lammaanayaal Aragga Naafo ka ah.

Dadka araga naafada ka ah waxay u nugulyihiin dhibaatooyinka soo waajaha ee kaga yimaada degaanka iyo nolosha ay ku suganyihiin. Walaw dadka naafada ahi...

Shirkada Saxansaxo Group oo ku Soo Bandhigtay alaabta ay Soo Saarto Bandhigga Carwada Warshadaha

Shirkadda sharaabka iyo biyaha ee Soda King loona yaqaano Saxansaxo Group, ayaa carwada ganacsiga ee sanadkan ku soo bandhigtay alaabada kale duwan ee ay...

“Waxaanu kaga Qayb Qaadanay Warshada soo Saarta Taydha Noocyadeeda kale Geddisan..” Shirkadda Shifo.

Shirkada Shifo oo soo saarta Biyaha iyo noocyada taydha ayaa Iyana si weyn uga qayb qaadatay carwada ganacsiga ee ka socota Magaalada Hargeysa gaar,...

“Waxaanu soo Saarnaa Daqiiqda Moofada lagu isticmaalo iyo Daqiiqda Guryaha loo Iscticmaalo” Shirkadda Al-Waddaniyah.

Warshada daqiiq ee National Flour Mill Company ama Al-Waddaniyah ayaa si weyn uga soo qayb qaadatay bandhigga warshadaha ee Jamhuuriyadda Somaliland. Warshadani waxa ay...

Shirkadda Turkish Furniture o0 ku soo Bandhigtay Bandhigga Warshadaha agab Casriya.

Waxaa maalinkiisii labaad galay bandhigga Carwada Warshadaha Jamhuuriyadda Somaliland. 4-tii Decembar waxaa furay agaaasimaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Siciid(Maxamed Somali) iyo...

Somaliland signs MoU with Chennai hospital

~ The Republic of Somaliland signed a memorandum of understanding (MoU) with a city hospital to help residents of Somaliland access medical facilities in...

“Sanado Badan Waxaynu ahayn, Qaar wax loo soo Dhoofiyo”, Cabdkariim Axmed Mooge.

Magaalada Hargeysa waxaa lagu qabtay bandhiga carwada waxsoosaarka warshadaha dalka. Bandhigan oo ka dhacay Hoolka tiyaatarka ayaa waxaa lagu soo bandhigay dhammaan ba maxsuulka...

Deg Deg: Darawalada Tagaasida Magaalada Hargeysa oo Sameeyey Mudaaharaad!

Tagaasida magaalada Hargeysa ayaa caaawa sameeyey mudaaharaad. Maalmahan ba waxaa taagnaa muran u dhaxeeya dawladda hoose iyo tagaasida. Murankan oo ka dhashay tagaasida oo...